Xamaaliinta Farmaajee, Warkiisa Soo Xiganaaya, Xishood Baanylahayne, Tarsan Xaarka Ma Saydhay.

0
Thursday July 22, 2021 - 10:15:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xamaaliinta Farmaajee, Warkiisa Soo Xiganaaya, Xishood Baanylahayne, Tarsan Xaarka Ma Saydhay.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],


TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.


1-XIDHASHADA CALKA SOMALIYA,XISAABAA KU QARSOONO,


Lis Dairy

XEELADA LA WATAAYE,XIDHXIDHUUN MAHA CARUURTEE,


XOGAGAHA BAADHA RUNTODO,XEER SAMEYA LA RAACO,


XUDUUDEENA ADKEEYOO,XAYAARD SAARA LAXAAD LEH.


2-XINIINYO LAYSMA DHIBAADSHE,XOOG HADDAY ISBEDAAN,


XINJAARAHA DHULKA DAADAN,XUKUAMADIHII KULMIYE,


XEERARKAY BURIYEENE,SIIRAANYO DAAQADA KA XOORAY,


XIGTOODIIBA DHAMAYSAN,AWDALKAAS XAMAR AADAY.


3-XAWAYAAN TARASANBA LEH,AWDALOW ISXOREEYA,


ISGOON XAGGNA HAYSANOO,U XAMAALA FARMAAJO,


XAQIRAAYA TOLKIISOON,XANTIISBA AAN WAR U HAYN,


XABSIBAAB KU JIRTAAYE,XAMARUN EEG WAXA TAAGAN.


4-AWDAL WAA DAD XARIIR AH,XARUNTA WEEYE AQOONTA,


XIMAAR BEEN UMA SHEEGO,XORWEEYAAN DIIDA XAJIINTO,


XARAGO WAXAAD MOODO,DAD WEEYYAN KA XISHOODOO,


XAQIIQDOODANAD AQOONE,XAAR WALWAALO HA MOODIN.

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...