Xildhibaan Faratoon Oo Booqasho Ugu Tagay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Ahmed Siilaanyo

0
Wednesday July 21, 2021 - 23:26:57 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Faratoon Oo Booqasho Ugu Tagay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Ahmed Siilaanyo

    Xildhibaan Faratoon Oo Booqasho Ugu Tagay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Ahmed Siilaanyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Faratoon Oo Booqasho Ugu Tagay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Ahmed Siilaanyo


Hargeisa(HWN):-Xildhibaanno ka tirsan Xisbiga KULMIYE oo uu horkacaayo Murrashax Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa booqasho ugu tegay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo).



Xubnahan Xildhibaannada ah ee uu Xildhibaan Faratoon hoggaaminaayay ayaa Axmed Siillaanyo ugu tegay Salaan iyo Bariidin, maaddaama oo lagu jiro maalmihii Ciidda.

Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif oo isna ah Murrashax Jagada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee isbahaysiga Mucaaradka ayaa hore u booqday Guriga Axmed Siillaanyo, halkaas oo booqasho salaan ah ugu tegay.


Si kastaba ha ahaatee, Salaantan igu sawirtu weheliso, ayaa u muuqata mid qayb ah ololaha loogu jiro kursiga Golaha Wakiillada oo meel xasaasi ah maraaya, inkasta oo dadka siyaasadda falan-qeeyaa ay tilmaamayaan inaanay Sawiradan Xaaji Axmed Siillaanyo aanay waxba ka tarayn kasbashada Xildhibaannada ee labada dhinac ku hawlan yihiin.

Loading...
Loading...