Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Hambalyada Ciida Diray

0
Wednesday July 21, 2021 - 09:38:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Hambalyada Ciida Diray

    Ciid Mubarak Kulu Caam Wa Antum Bikhayr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciid Mubarak Kulu Caam Wa Antum Bikhayr

Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Dhamaan Hambalyo Uu Diraya Dadka Islaamkaa Ah Munaasibada Ciid Al-Adha Ah


Aniga Oo Ku Hadleya Magacayga Bashe Elmi Iyo Kaan Guddida Iyo Ka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee Western Canada



Ciid Mubarak Kulu Caam Wa Antum Bikhayr


Waxaan Hambalyo Uu Diraya Dhamman Dadka Islaamka Eh Gaarahaan Shacabka Somaliland Iyo Baheweynta Xisbiga Waddani


Illaahay Waxaan Ka Ragaynaya Sanadankan Sanadankiisa


Bash Bash Iyo Barawaqo Inugu Gadhsiiyo


Aamin, Aamiin ,Aamiin

Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani

Bashe Jama Elmi

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...