Xil Ma Dhibo Xishood Laawihiyo, Xeedho Buuxsadaha.

0
Wednesday July 21, 2021 - 09:07:21 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xil Ma Dhibo Xishood Laawihiyo, Xeedho Buuxsadaha.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,[A.S.C.W.R.W.B]


TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.


Lis Dairy

1-XILDHIBAANO XAYRAAN AHO,XOOGSIYAA YIMID,


XISBINIMO DANAYNAYNINO,XIIRAYO KARAYAHA,


XAGALDAACSHAY XEERKI DALKIYO,XULASHADENI,


XAQII SHACABKI DOORTAY,XADEEN KUNA XUJOBEN.


2-XAAFADII DIB UGU LAABTAYO,JEBIYE XAYNDABKA,


XISHOODKII KA TAGE,IYAGO XOOLO DOOR BIDAYE,


XAARAAN QUUTAYASHA,MIYA XEER INOO QORAYA,


XADHIG BAY MUTAYSTEN,MALA XOONKAN BAAHANI.


3-XISAABAAN DALKEENII KA JIRIN,XEER CID QABANAYA.


XAABADAN LA SOO URURYEEN,XULASHO MODAYNAY,


XILDHIBAANO MAHE KUWANI,WAA XASHIISH QARAN,


XADAA IYO DHULJIIF BAY NOQDEN,XEER QABTA JIRIN.


4-XABSI BAY MUTAYSTEEN,KUWAA XADAY CODKIINIYE,


XAGALDAACIYO WAXAY XIDHEEN,QARAN XURMAYTII,


XIGMADII GOLUHU UU LAHAA,YAA XARAASH GALAYE,


XIL MA DHIBO XISHOOD LAAWAHIYO,XEEDHO BUXSADE.


ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...