War Deg Deg Ah:-Qoyska Muuse Biixi Oo La Wareegay Shaqadii Ay Itoobiya U Haysay Shirkada Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

0
Monday July 19, 2021 - 18:58:24 in News by
  • Visits: 3355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Qoyska Muuse Biixi Oo La Wareegay Shaqadii Ay Itoobiya U Haysay Shirkada Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

    War Deg Deg Ah:-Qoyska Muuse Biixi Oo La Wareegay Shaqadii Ay Itoobiya U Haysay Shirkada Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Qoyska Muuse Biixi Oo La Wareegay Shaqadii Ay Itoobiya U Haysay Shirkada Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

Muuse Biixi iyo qoyskiisa ayaa guud ahaanba la wareegay shaqadii shirkada ganacsade Axmed Cismaan Geelle ee Integrated Shipping Services ISS u haysay dalka Itoobiya.


War maanta soo baxay ayaa xaqiijiyey in Madaxda dalka Itoobiya ay ganacsade Geelle ku wargeliyeen in dawlada Somaliland culays ku saartay in laga wareejiyo wakiilnimadii shirkada Ethiopian Shipping Line taas oo loo gacan galiyey wiilka uu Muuse Biixi abtiga u yahay ee Cabdiqafaar Maxamuud Ciise.

Qoyska Muuse Biixi ayaa u muuqda inay gaadheen dantii ay ka lahaayeeb liisankii ay kala noqdeen shirkada ISS, kuwaas oo la wareegay dhamaan cidii ay shirkadaasi u adeegi jirtay haatana oo ay liisankii dib u soo celiyeena ay xafiisyo madhan ku wareejiyeen ganacsade Axmed Cismaan Geelle.
May be an image of 3 people

Loading...
Loading...