Maamulka Puntland Oo Digniin U Dirtay Shaqaalaha Ajaanibta Ah Ee Ku Sugan Degaannadeeda

0
Monday July 19, 2021 - 09:42:33 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 990
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland Oo Digniin U Dirtay Shaqaalaha Ajaanibta Ah Ee Ku Sugan Degaannadeeda

    Maamulka Puntland Oo Digniin U Dirtay Shaqaalaha Ajaanibta Ah Ee Ku Sugan Degaannadeeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Puntland Oo Digniin U Dirtay Shaqaalaha Ajaanibta Ah Ee Ku Sugan Degaannadeeda

Muqdisho (HWN) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Puntland Xasan Shire Abgaalow ayaa sheegay in sharciga ay horgeyn doonaan dadka Ajaanibta ah ee diida bixinta Canshuuraha ku waajiba mushaaraadkooda .



Waxa uu sheegay in uu jiro nidaam Canshuur qaadis oo ay sameyeen balse ay jiraan shaqsiyaad si ula kac ah u diidan in ay bixiyaan Canshuurta lagu leeyahay ganacsiyadooda iyo mushaaraadka ay qaataan kuwa ajaanibta ah balse hadda ay hirgashay qaadista Canshuurta qofka diidana uu yahay dambiile.


Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Puntland waxaa uu sheegay in Canshuuraadka ay ka aqaadan goobaha ganacsiga ,guryaha , gaadiidka iyo shaqaalaha ajaaniibta ah taasna ay rabaan in ay ka hirgaliyaan dhamaan deegaanada Puntland .


Marar badan ayaa maamulka Puntaland waxa uu digniino kala duwan u diray shaqaalaha ajaaniibta ah ee ku sugan deeganada Maamulkaasi ee diida bixinta Canshuuraha kuwaajibay mushaaraadkooda .

Loading...
Loading...