"Muusow Markaad Xildhibaanada Reerkiina U Yeedhato Kuwa Reer Hebel Ee Kula Joogayna Xaga Kale Ayey Tagayaan"..Cali Guray

0
Sunday July 18, 2021 - 14:54:48 in News by
  • Visits: 2514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muusow Markaad Xildhibaanada Reerkiina U Yeedhato Kuwa Reer Hebel Ee Kula Joogayna Xaga Kale Ayey Tagayaan"..Cali Guray

    "Muusow Markaad Xildhibaanada Reerkiina U Yeedhato Kuwa Reer Hebel Ee Kula Joogayna Xaga Kale Ayey Tagayaan"..Cali Guray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muusow Markaad Xildhibaanada Reerkiina U Yeedhato Kuwa Reer Hebel Ee Kula Joogayna Xaga Kale Ayey Tagayaan"..Cali Guray

Hargeysa(HWN):-Siyaasi Cali Guray ayaa ka hadlay afar Xildhibaan oo ka soo baxay UCIDoo ka soo jeeda Beesha Madaxweyne Biixi, isla markaana uu markii hore diiday KULMIYE inay iska sharraxaan,kuwaas oouu fursado siiyey Xisbiga UCID, balse nasiib darro markii ay soo baxeen carrooga qaybaalada looga afuufay Madaxtooyadda,iyagoo halkaas iska xaadiriyey.




Siyaasi Cali Guray oo arrintaas ka hadlaya ayaa sheegay " Niman la yidhi Berbera ayey ka soo baxeen oo Xisbiga UCID ayey ka soo baxeen oo waa saddex iyo nin Hargeysa ka soo baxay saw afar maaha ,afartaasiba UCID ayey ka soo baxeen, waxa la igu leeyahay fartaayaa loogu yeedhay oo waxa la yidhi saw niman reer Habela ma tihidinwaar xaggan soo mara.”


Dhanka kalena Siyaasi Cali Guray ayaa sheegay in markii hore uu KULMIYE diiday inay iska sharraxaan"Nimankaas markii hore inay iska soo sharraxaan waa loo diiday UCID ayaa bannaanka ka qaatay oo soo saaray .”


Sidoo kalena Siyaasi Cali Guray ayaa sheegay in arrintan ay keeni karto in Xildhibaannada Beelaha kale ee ka soo baxay Xisbiga KULMIYE inayqadaan jidkaasqaybyaaladeed ee uu jeexay Madaxweyne Biixi,"Waxa aan ka baqayaa inay keento taasi illayn ragga lama xiniinyo taab-tee marka aad in taada reer Hebel halkan soo marisoin kuwa reer hebel oo xaggan joogaa ay yidhaah-daan annana xaggan ayaanu marnay.”


Loading...
Loading...