Axmed Geele Cismaan, Gaarunba Loo Eryadayo, Geyigaan Xor Ahayno, Jibuutaa Leh Go'aanka.

0
Sunday July 18, 2021 - 10:13:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Geele Cismaan, Gaarunba Loo Eryadayo, Geyigaan Xor Ahayno, Jibuutaa Leh Go'aanka.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]


TU KHAAS AHNA BAHAD H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.


1-AXMED GEELE CISMAAN,GAARUNBA LOO ERYADAYO,


Lis Dairy

GEYIGAAN XOR AHAYNO,JIBUUTAA LEH GO’AANKA,


GUMAYSIGAY KU WACNAYD,MEESHU WAA GUR BAAS,


GOFANAHAN DHERGAHAYNIYO,GOOSHISANA KU NAAXAY.


2-DADKEEDO GUBANAAYA,GAALADUUN U SIRAADAN,


DADKEDI KALA GAARYO,GUUDIYO HOOS LA YIDHADO,


QAAR GUDAAFAD KU NOOLYIN,GAAJADUN U DHINTAN.


DIIRKI QAAR U KA GUURAYO,GEERIDOODA SUGAAYA.


3-ISMACIL OMAR GEELE ,GOBLANKII KA HOREEYEY,


GEERISU KU DHASHAY,GUDHA WEEYE DALKEENA,


ISGAANA GARDAADSHAY,MUSAHAYNA GUBAAYE,


ARABUUN GUUDKA KA SAARAN,ISAGO GARANAYA.


4-GARANAYO WAA LA OGAADAY,LABA GEED ISKU DAAQ,


BAL GEESUUN ISU RAAC,INTAY GOORIBA GOORTAY,


MAGACAA INA GEELE,HADDII UU KU GUBAAYANA,


LAGA GO’YN KARIMAAYO,IDINKA GOONI U SOOCAY.


5-GARDAROY KUMA QAATO,GACALOOW KUMA DIIDO,


GUNIMOOY KUMA YEELO,GOGOSHAY NABAD WEEYE,


GEERINA LAYMA TILMAAME,SOO GAL TAAD XULATO,


HAATAN WAA KALA GUURE,GAMUUNKAAGA AFAYSO.


ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...