Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo olole Waddo Banayn Ah Ku Qaaday Taallada Gacanta

0
Sunday July 18, 2021 - 10:00:11 in News by
  • Visits: 2212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo olole Waddo Banayn Ah Ku Qaaday Taallada Gacanta

    Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo olole Waddo Banayn Ah Ku Qaaday Taallada Gacanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo olole Waddo Banayn Ah Ku Qaaday Taallada Gacanta
Hargeysa(HWN):-Dawlada hoose ee magaalada Hargeysa ayaa ayaa  Olole Waddo banayn iyo nadiifin ah ka bilawday Degmada Maxamuud Haybe gaar ahaana Gacanta.

Duqa Caasimadda ayaa amar ku bixiyay in la baneeyo taalada Gacanta oo laga raro dadkii daganaa Wadada Si ay halkaasi u noqoto goob lagu nasto oo qurux badan.


May be an image of outdoors
May be an image of road
May be an image of road
May be an image of road


Loading...
Loading...