Mohammed Haibe Farah Oo Maanso Baroor Diiq Ah Ka Tiriyay Geerida Xildhibaan Xaaji Cabdi Waraabe

0
Monday May 13, 2019 - 08:50:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mohammed Haibe Farah Oo Maanso Baroor Diiq Ah Ka Tiriyay Geerida Xildhibaan Xaaji Cabdi Waraabe

    Xildhibaan daacadoo dawladnimada jecelbuu ahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan daacadoo dawladnimada jecelbuu ahaa

اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
انا لله وانا اليه راجعون
الى جنات الفردوس بإذن ألله
Xaaji aan dibindaabyo iyo dabin lagu dagin buu ahaa
Hogaamiye dadaal badanoo is dira buu ahaa
Abdikariim daryeele damiirleh buu ahaa
Dadnimo jacayl dadku uu ku dayduu lahaa
Geesi diirad dheeroo dulmiga diiduu ahaa
Nin dabacsanoo darajo leh buu ahaa
Daalinka qarsoonee beelaha kala dila ka demiyuu ahaa
Deeqsi dalka u dhexeeya oo dulqaad badan buu ahaa
Maalinkay u daran tahay kan lagu majeertee dib loogu noqdo buu ahaa
Qof diinta ku majiirta oo ILAAHAY doortuu ahaa
RABIYOOW dayrkii janada daadihiyoo dambigiisa dhaaf.


Amiin Amiin ILAAHAY haw naxariisto X. Abdikariim(Abdi Waraabe)
Samir iyo iimaan ehel, reer Somaliland iyo somaalidoo dhanba

Mohammed Haibe Farah
Hargeisa, Somaliland
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...