Nimcooyinkeena Maqan

0
Saturday July 17, 2021 - 09:23:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nimcooyinkeena Maqan

    "dadka u dhashay s/land ee yaala guladaha deegaanka itoobiya sida dhacdadii jaamac dubad"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"dadka u dhashay s/land ee yaala guladaha deegaanka itoobiya sida dhacdadii jaamac dubad"

Waxaan wali is waydiiyaa waxaa xuduudka dalkeena s/land ka dhigay tuka raq uun ee loowaayay ciidamo la geeyo xuduudka buuhoodle coodanle bali dhiig xaaji saalax riyo xidho iyo duruqsi oo ay ku qabaan dhibaato ciidan iyo mid deegaan mid dhaqaale mid diineed mid amni cadaadis iyo cago juglayn dabo qoodhi haba ka sii darnaadaan dadka u dhashay s/land ee yaala guladaha deegaanka itoobiya sida dhacdadii jaamac dubad iyo wax kaloo qarsoon dawladnimada waa xuduud calan maamul iyo dad



[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...