odayaasha Jaaliyadaha Somaliland Ee Deggen, Carriga Ingiriiska Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Xaaji Cabdi Waraabe.

0
Monday May 13, 2019 - 08:21:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    odayaasha Jaaliyadaha Somaliland Ee Deggen, Carriga Ingiriiska Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Xaaji Cabdi Waraabe.

    Bismillaahi Arramanirraxeem.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh



Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

annaga oo ahodayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska

waxaa noo soo hoyatay qalbijab geerida murugada leh ee ku timi Xaji Cabdulkarim Xusen xaajiga lama soo koobi taariikhdiisa iyo waxtarkiisa wuxuu la qiimo ahaa 120 nin waxanu leenayahy innaallilaah wa innaa ilahi raajicuun waxaanu Allah uga baryeyna inuu ku abalaal mariyo wixii aan la soo koobikarin ee uu gaystay intuu uu noola dhamman umadda afka somaliga ku hadasha gaarahan shacabka reer Somaliland oo ay adagtay in la helo cid dhiganta waaxa loo bahanyahay in sidaas loo wada noqdo samatalis lagu guulaysto si dal dadba homumar loo gaadho

waxaanu leenanahay samir imaan qoyska iyo dhamaan dalka dadkii ka baxay

xaajigu wuxuu geeriyooday bil ramadaan oo barakaysan kuna beegan 5 shantii bisha ramadaan maalin jimce ah waxaanu geeriyaaday xilligii Allah ugu talagalay

Deeq Cabdi Digale
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...