Akhri Iyo Aqoon Baro, Idilkiin Haweenow, Mase Ogsoontihiin Waxii Dhacay.

0
Thursday July 15, 2021 - 09:13:29 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri Iyo Aqoon Baro, Idilkiin Haweenow, Mase Ogsoontihiin Waxii Dhacay.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM[A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.


1-AQALKII DUMARKEENE,INGIRIISKII U SAMEEYAYE,



ISAGIIYOO ARKAYAY ISKABA DHAAFAY AFWEYNE,


AFLAXAADBU U AHAA,IDILKOODBA HAWEENKAN,


AAYATIINBU NOQONLA,OBADKOODA UBADKIISA.


2-SAWTII AMINA DIIDAYE,ALBAABKIIBA U LAABTAYE,


U ASSTAYSAY HUDHEELE,ARLADAN KIIYO U TASHA,


ODAYGEEDINA YEELAYEE,AQBALAYUU U FUSHAY,


AWODA DAWLADI LEEDIYO,QUWAD LOO ADEEGAY.


3-ARRINAN LA FILAYNIYO,AFKALA QAADUN NOQOTAY,


ASTAAMAHA KULMIYE,LOOGA AAYEY KU SHEEGANAY,


AQALO DAWLADU LEEDIYO,ISKUULO IYO GAROONO,


WERSHADI IDILKODBA,ODAYGI SOO MA XARAASHIN.


4-IMISAY DHUL LA IIBSHAY,AMA AAYAR LA BOOBAY,


ILADAYG BADANAAYEEY,WELIBA WAY INKIRAANO,


IYAGOO LA ARKAAYOO,AFKOODA SII GELINAAYAY,


INDHAHA KAA XIDHAYAN,AADU WEEYE ILLEENE.


5-UMADU WAY U SIMANTE,INOO DAA ADUUNYADA,


ALLAHAA KA YAABIYO,EREY LAGUMA CELIN KARO


EEDA LAMA WADAAGE,KULMIYE ODAYADIISUUN,


ARIN U GAARA WEEYAN,AKHIRO ALLAA GARANE.


ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...