Safiirka Somalia Ee Koonfurta Suudan Oo Warqadaha Aqoonsiga Laga Guddoomay

0
Thursday July 15, 2021 - 08:27:35 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somalia Ee Koonfurta Suudan Oo Warqadaha Aqoonsiga Laga Guddoomay

    Safiirka iyo Madaxweyne Salva Kiir Mayardit ayaa Xarunta Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan looga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka iyo Madaxweyne Salva Kiir Mayardit ayaa Xarunta Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan looga




Madaxweynaha Koonfurta Suudan Salva Kiir Mayardit, ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee Dalkaasi Cabdixakiim Xaaji Cumar Cabdullaahi (Camey).

 

Safiirka Soomaaliya ee dalka South Sudan Danjire Cabdixakiim Xaaji Cumar Cabdullaahi (Camey), ayaa ugu horreyn dhambaal iyo Salaam uu kaga ka siday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajo gaarsiiyey Madaxweynahana Koonfurta Sudan Salva Kiir Mayardit.

Safiirka iyo Madaxweyne Salva Kiir Mayardit ayaa Xarunta Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan looga hadlaayay xoojinta xiriirka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Koonfurta Suudan gaar ahaan iskaashiga iyo wax wada qabsiga.

 

Si kastaba ha’ahaatee Koonfurta Suudan ayaa waxaa ku nool kumanaan Soomaali ah oo halkaas ku heysta shaqooyin kala duwan, halka kuwo kale ay u joogaan Waxbarasho, iyagoo dhigta Jaamacaddo ku yaalla halkaas.


Loading...
Loading...