Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Dawladaha Itoobiya Iyo Ruushku

0
Wednesday July 14, 2021 - 10:49:12 in News by
  • Visits: 1011
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Dawladaha Itoobiya Iyo Ruushku

    Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Dawladaha Itoobiya Iyo Ruushku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Dawladaha Itoobiya Iyo Ruushku


Ethiopia(HWN):-: Dawladaha Itoobiya iyo Ruushka ayaa maanta kala saxeexday heshiis Iskaashi oo Milatari.
May be an image of 2 people


Shir muddo saddex maalmood qaatay oo u dhaxeeyay Itoobiya iyo Ruushka ayaa diirada lagu saaray sidii ay uga wada shaqayn la haayeen dhinaca farsamada milatariga.

Wasiirul dowlaha wasaaradda gaashaandhigga ee Dawlada Ruushka Martha Lewig oo goob joog ka ahayd gabagabadii kulankan ayaa sheegtay in heshiiska hadda socda uu sii xoojinayo saaxiibtinimada soo jireenka ah ee labada dal.

Wasiiru dowlaha ayaa sheegay in heshiiska labada dal uu ahmiyad weyn u leeyahay dadaallada lagu doonayo in lagu casriyeeyo awoodda ciidanka ee aqoonta, xirfadaha iyo tikniyoolajiyadda.

Shirka waxaa ka soo qayb galay daneeyayaasha ka socda waaxyaha kala duwan ee adeegyada farsamada ee ciidamada qalabka sida ee Ruushka iyo waaxyaha kala duwan ee difaaca Dawlada Itoobiya.

Loading...
Loading...