SOMALILAND: Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Geystay Magaalada Hageysa Iyo Dareenka Ka Dhashay

0
Wednesday July 14, 2021 - 10:38:02 in News by
  • Visits: 1474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SOMALILAND: Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Geystay Magaalada Hageysa Iyo Dareenka Ka Dhashay

    SOMALILAND: Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Geystay Magaalada Hageysa Iyo Dareenka Ka Dhashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SOMALILAND: Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Geystay Magaalada Hageysa Iyo Dareenka Ka Dhashay

Hargeysa(HWN):-Alle ha u naxariiste Hinda Cumar ayaa Kufsi iyo jidh dil loogu geystay Xaafada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa, kadib markii laba nin oo bas watay ay kufsadeen Marxuumadaasi.


Sidaa waxa Warbaahinta u xaqiijiyay mid ka mida ehelada Marxuumadaasi, waa dhacdo fool-xum oo guud ahaan shacabka reer Somaliland aad uga naxeen.

"Gabadh Kufsi Iyo Jidh Dil Loo Gaystay U Geeriyootay Magaalada Hargeysa” Ayey tidhi mid ka mida ehelada marxuumadaasi.

Dadweynaha ku nool Xaafada Maxamed Mooge ee Magaalada Hageysa ayaa sameeyey isu soo bax dhawaaqayaan inay cadaalad ay hesho Marxuumad Hinda Jaamac oo kufsi iyo dil loo geystay xaafadaasi.

"Hinda Jaamac ha hesho cadaalad, Hinda Jaamac ha hesho Cadaalada…Hinda Jaamac ha hesho cadaalad”

May be an image of 1 person and text

Loading...
Loading...