Waxaad xidhataa cabaayad iyo xijaab laakiin waxaad ku baxda cadar. (Baaldi daadanaya)

0
Tuesday July 13, 2021 - 11:14:28 in Articles by
  • Visits: 1138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaad xidhataa cabaayad iyo xijaab laakiin waxaad ku baxda cadar. (Baaldi daadanaya)

    Salaadahaaga oo dhan waad tukataa waqtigooda laakiin khushuc malahan gabi ahaanba. (Baaldi daadanaya)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salaadahaaga oo dhan waad tukataa waqtigooda laakiin khushuc malahan gabi ahaanba. (Baaldi daadanaya)




1. Waxaad xidhataa cabaayad iyo xijaab laakiin waxaad ku baxda cadar. (Baaldi daadanaya)


2. Waxaad raacaysaa sunnada oo gadh baad leedahay laakiin indhahaaga hoos uma dhigtid. (Baaldi daadanaya)

3. Salaadahaaga oo dhan waad tukataa waqtigooda laakiin khushuc malahan gabi ahaanba. (Baaldi daadanaya)

4. Aad baad u naxariis badan tahay dadka oo si tartiib ah ayaad ula hadashaa laakiin qoyskaaga marwalba waad ku adagtahay. (Baaldi daadanaya)

5. Martidaada waad maamuustaa oo ula dhaqantaa si wanaagsan laakiin markay baxaan, waad xamataa oo waxaad ka hadashaa ceebahoda. (Baaldi daadanaya)

6. Waxaad sadaqad badan siisaa masaakiinta laakiin waad liidaa oo waad dhaawacda. (Baaldi daadanaya)

7. Waxaad u istaagtaa tahajjudka habeenkii, waad soonta, aqrisa maalin kasta Qur'aanka laakiin waxaad goysaa xiriirkii qoyskaaga. (Baaldi daadanaya)

8. Waad soomaysaa oo sabar ayaad u leedahay gaajooyinka iyo gaajada darteed, laakiin waad caytantaa, caydaa, ceebaysa (Baaldi daadanaya)

9. Waxaad caawineysaa dadka kale laakiin waxaad u sameyneysaa inaad wax ka kasbato oo aadan u sameynin falalkaas naxariista ah Eebbe dartiis. (Baaldi daadanaya)..

Alle SWT ha inaga dhigo kuwo sameeya ficilo wanaagsan oo uu inagu jeclado

Aamiin


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...