Maareeye Oo Kala Jabka Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi Ku Eedeeyay Guddoomiye Cirro

0
Tuesday July 13, 2021 - 10:49:27 in News by
  • Visits: 2303
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Maareeye Oo Kala Jabka Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi Ku Eedeeyay Guddoomiye Cirro

    Maareeye Oo Kala Jabka Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi Ku Eedeeyay Guddoomiye Cirro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeye Oo Kala Jabka Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi Ku Eedeeyay Guddoomiye Cirro


Wasiirkii hore ee Warfaafinta ee Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal Maxamed Xasan Cirro in uu ka dambeeyay kala jabka guddiga doorashada gobollada waqooyi.



"Waxaan dooneynaa in guddoomiyaha u dhaqmay si mas’uuliyad darro ah oo aan kalsooni lagu qabi karin , waxaan Ra’iisul Wasaaraha ka codsaneynaa in arrintaa uu soo dhexgalo, mas’uuliyddaa horena waxaa qaadayaa oo kala jabkaa keenay guddoomiye Cirro”

Mareeyee wuxuu sidoo kale ka dhawaajiyay in ‘guddoomiyaha guddiga doorashada uu doorasho hal dhinac ah u qabtay garabkii uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyadoo dhinacii kale uu ka maqan yahay”

Wuxuu ugu baaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya in ugu baaqay in arrinta uu soo dhexgalo si loo soo afjaro khilaafka ka dhashay guddiyada doorashada gobollada waqooyi.


Loading...
Loading...