Xaaji Cabdi Kariim Waraabe Oday Mucjisa Ahaa Oo Samaha Iyo Wanaaguastaantiisa Ahayd

0
Monday May 13, 2019 - 07:38:35 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1077
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaji Cabdi Kariim Waraabe Oday Mucjisa Ahaa Oo Samaha Iyo Wanaaguastaantiisa Ahayd

    Allaha ha u naxariisto xaaji cabdi kariim oo loo yiqaanay cabdi waraabe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha ha u naxariisto xaaji cabdi kariim oo loo yiqaanay cabdi waraabe
oo uu alle weyne siiyay cimri dherer,isagoo waligiiba u taagnaan jirey wanaaga iyo isku soo dhawaynta ummadaha.nin qalbi wanaagsanaa,oday xikmad badnaa taariikhdiisauna sammo iyo wanaag ku duugnaa, nin aragti dheeraa isagoo ahaa nin tusaale wanaagsan u ahaa cid kastoo sammaha u ollaysa ugu danbayntiina ka baxay ummada soomaaliyeed gaar ahaan jamhuuriyadda somaliland.


taariikhdiisa ku dheeraan maayo waxba laga qoray buug dhan oo qiime leh dushiisana summad looga dhigay samo talis.oo u qoray qoraa hal abuur aqoonayahan siciid mohamuud gahayr.

balse waxa habboon in laga barto falsafada iyo xikmada ku duugan noloshiisa taas oon laga goyoon karayn.hadda alla waxaan u wayddiinayaa janno isagoona hoyday xilli kheyr leh oo ramadaan lagu jiro, waxaan leeyahay qof kastoo sammo fallaha haga dhigto model iyo ku dayasho,ninkaa weyn ee maanta ka baxay iyo tiirka nabada ee maanta tii xaqa ahayd u timid inalilaah wa ina ilahi raajicuun
hamse riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...