Dawlada Jabuuti Oo Shaacisay Inay Iibinayso Saami Ka Mid Ah Shirkada Isgaadhsiinta

0
Monday July 12, 2021 - 19:25:25 in News by
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Jabuuti Oo Shaacisay Inay Iibinayso Saami Ka Mid Ah Shirkada Isgaadhsiinta

    Dawlada Jabuuti Oo Shaacisay Inay Iibinayso Saami Ka Mid Ah Shirkada Isgaadhsiinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Jabuuti Oo Shaacisay Inay Iibinayso Saami Ka Mid Ah Shirkada Isgaadhsiinta

Jabuuti ayaa markii ugu horreysay shaacisay qorshe ay saami ka mid ah shirkadeeda is-gaadhsiinta uga iibineyso shirkado gaar loo leeyahay si shirkadda is-gaadhsiinta ee dowladda loo horumariyo isla markaana wax looga beddelo maamulka shirkaddaas.



Waxaana tallaabadan looga golleeyahay in lagu dhaqaaqo iskaashi dhanka istaraatiijiyadda oo saami looga iibinaya shirkadaha gaarka loo leeyahay, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweynaha wuxuu sheegay in golaha wasiirada ay ansixiyeen sharci hagayaa sida saamiga kamid ah shirkadda loo iibinayo.

Jabuuti waxay dakhli badan ka heshaa wadammada shisheeye ee saldhigyada milateri ku leh iyo dekedaha ku yaalla halkaas


Loading...
Loading...