Shaqo Qarran Hawlgal Hirgalay

0
Monday July 12, 2021 - 10:41:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1004
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqo Qarran Hawlgal Hirgalay

    W/Q: Hamse Riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraash

Tan iyo intuu mujaahid madaxweyne biixi hantay jagada ugu sarreeya dalkeena waxa uu ku guulaystay hagaajinta iyo haqab tirka maamulasa iyo system hoosaad oo dhan.



Waxa uu u babac dhigay iska caabinta iyo cadaadisada kaga imanayay maamulka taagta daran ee fadhigeedu yahay muqdishoee hogaanka u hayo mudane farmaajo.


Madaxweynuhu wuxuu qabtay hawl weyn si uu maarayn loogu hello jihaynta dhalinta taana waxa u fulliyay barnaamijka shaqo qaran iyo dhamaystirka mashruucyada kala duwan.


Madaxweyme muuse oo lagu tiriyo in uu yahay madaxweyne daacada iyo muwaadiin xaqiiqa ayaa lagu mahadinaayaa hawsha shaqo qarran iyo difcada saddexaad ee ka bilaabmay kaa oo uu ka qayb gallay .shaqo qarran hawlgal hirgalay.


W/Q: Hamse Riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...