Maamulka Galmudug Oo Ka Hadlay Dil Loogaystay Aabe Iyo Caruurtiisii

0
Sunday July 11, 2021 - 17:52:25 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 877
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Galmudug Oo Ka Hadlay Dil Loogaystay Aabe Iyo Caruurtiisii

    Sidoo kale waxaa dhaawac loo gaystay hooyada dhashay Ciyaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidoo kale waxaa dhaawac loo gaystay hooyada dhashay Ciyaalka

Muqdisho (HWN) Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shire falagle oo ka hadlay qoys la laayay ayaa sheegay in qoyska oo ahaa Xooolo dhaqato lagu soo weeraray Gurigooda, isla markaana halkaasi lagu dilay Abe iyo laba caruur ah uu dhalay halka uu dhaawac culus soo gaaray hooyada.



Sidoo kale waxaa uu sheegay in falkaasi ay la xiriirinayaan aanooyin qabiil oo kajiray degaano ku yaal Galbeedka Magaalada Galkacyo, isla markaana Galmudug ay ku raad joogto dadkii ka dambeeyay dilkaas.


Dhacdooyinka la xiriira dilalka aanooyinka qabiilka ah ayaa labadii sano ee la soo dhaafay kusoo batay degaannada Galmudug, iyada oo Maamulkaas ay ku fashilmeen inay waxka qabtaan aanooyinkan soo noqnoqday.

Loading...
Loading...