Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Taariikhda Markii Ugu Horaysay Qandaraas Ku Bixisay Cida Ay Shiidaalka Ka Iibsanayso

0
Sunday July 11, 2021 - 11:42:32 in News by
  • Visits: 2364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Taariikhda Markii Ugu Horaysay Qandaraas Ku Bixisay Cida Ay Shiidaalka Ka Iibsanayso

    Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Taariikhda Markii Ugu Horaysay Qandaraas Ku Bixisay Cida Ay Shiidaalka Ka Iibsanayso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Taariikhda Markii Ugu Horaysay Qandaraas Ku Bixisay Cida Ay Shiidaalka Ka Iibsanayso
Dawladda hoose Hargeysa ayaa tartan qandaraas u qabatay kaalmaha shiidaalka ee ay shiidaalka ka qaadan doonto.

Qandaraaskan oo hore loo baahiyey ayaa waxa soo xaraystay lix kaalmood waxaana ku guulaystay labadii kaalmood ee qiimaha ugu jaban soo qortay.
Lixdan kaalmood ayaa ku qancay sida cadaalada leh ee tartankaasi loogu kala guulaystay. Waxaanay hambalyeeyeen labadìi tartankaasi shiidaalka ku guulaystay.


Labadan kaalmood ee qiimaha u jaban lagu qaatay ayaa kala ah Somaliland fuel station iyo Kaalinta Cumar Xaashi Fuel station.

Tartankan waxa goobjoog ka ahaa maayarka; maayar ku xigeenka iyo xoghaya fulinta; kuwaas oo u duceeyeen kaalmihii ku guulaystay iyo kuwii hadhayba.
Waa markii ugu horeysay ee tartan noocan oo kale ah la qabto.
No photo description available.

Loading...
Loading...