Hawsha Dawlada Hoose U Taal Way Badan Tay

0
Sunday July 11, 2021 - 09:37:06 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hawsha Dawlada Hoose U Taal Way Badan Tay

    W/Q: Mohamud Ahmed Dholayare,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Mohamud Ahmed Dholayare,

Hawsha dawlada hoose u taal way badan tay , maxaa yeelay wax walba zero ayey ka bilaabayaan.Haday noqoto Xashiish, wadooyin, Parking, iyo baahiyaha kaleba , inaga oo sodon sano dawlad soo ahayn hadana Caasimada Hargeisa way ka aradantay adeegyadii dawladaha hoose .



Gole walba mudo xadidan ayaa la doortaa talaabo horumara hore u qaado , jiraa loo soconaya, gole waliba meelbuu kasii qaadaya, sidaasa lagu dhamaystiri lahaa. Hadii aanay taasi jirin fari fool ma dhaqdo, shacabku iyagu habar bar istaagaan talaabo kasta oo horumara oo iskaa wax u qabso ah . Dadka maskaxdooda , muruqooda iyo waliba maalkooda waa loo baahanyey, وبالله التوفيق


Mohamud Ahmed Dholayare,

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...