Cabdiqaadir Ibraahim Saalax Oo Wakiil Ka Ah Suldaanka Warsangali Oo Dhambaal Tacsi Ah Ka Diray Geerida Marxuun Xaaji Cabdi Waraabe

0
Monday May 13, 2019 - 01:33:02 in Articles by
  • Visits: 1115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiqaadir Ibraahim Saalax Oo Wakiil Ka Ah Suldaanka Warsangali Oo Dhambaal Tacsi Ah Ka Diray Geerida Marxuun Xaaji Cabdi Waraabe

    Cabdiqaadir Ibraahim Saalax Oo Wakiil Ka Ah Suldaanka Warsangali Oo Dhambaal Tacsi Ah Ka Diray Geerida Marxuun Xaaji Cabdi Waraabe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiqaadir Ibraahim Saalax Oo Wakiil Ka Ah Suldaanka Warsangali Oo Dhambaal Tacsi Ah Ka Diray Geerida Marxuun Xaaji Cabdi Waraabe

 


Cabdiqaadir Ibraahim Saalax oo ku Magac Dheer (Chiefka), isagoo Ka Wakiil ah Suldaanka Guud ee Beesha Warsangali Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Garaad Cali Shire Waxa Uu Dhambaal Tacsi ah oo Suldaanku usoo Wakiishey Gaadhsiinayaan Qoyska Qaraabadda iyo Eheladda Guud ahaanba Shacbiga Soomaaliyeed iyo Shacbiga Somaliland Golayaasha Qaranka Somaliland Golaha Guurtida iyo Wakiilada ee Baarlamaanka Somaliland Geerida Ku Timid Marxuum Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf ooKu Magac dheeraa(Cabdi-Waraabe), oo kamid ahaa Duqeydii Bud-dhiga u ahaa Nabedda Somaliland Samadoona Weynn ahaa Waxaanay Ilaahay uga baryayaab in uu Janadii Fardawsa Marxuumka ka Waraabiyo Camalkiisii Fiicnaana Ku Abaaliyo Aamiin Aamiin Aamiin Alllaha ha idinka Aqbalo


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...