Baxsayoo Ka Baqoolyo, Baydadyo Ka Carawyo, Baabkastaa Wuu Ka Xidhmay.

0
Saturday July 10, 2021 - 11:31:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baxsayoo Ka Baqoolyo, Baydadyo Ka Carawyo, Baabkastaa Wuu Ka Xidhmay.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM[A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.


1-BIRIIJKEENAN HARGEYSEE,BOHOLUHU AY KA QODMEENEE,



BURBURAYE BAYLAHADU HAYSAY,BAHDILA MUDO DHEER,


BARWAAQADII IYO ROOBKUU,DADWEYNUU KA BAQAAYEY


BELAYO SOO KAMA BAYDHIN,HADDUU SOO BAXAY MOOGE.


2-BALANQAADKU SAMEEYAY,DURBA SOOKAN BILAABAYEE

,

BULSHADII SHACABKIISOO,BARBAR TAAGAN DHAMAAN,


BANEEYAY DOOXI XIDHNA,BAKHTIGI MEESHA KU FAADAY.


BANAFAAYAY KA XAADHAY,BIRIIJKIINA LOO BALAMAY.


3-BARKHADNA WUU KU XIGAAYE,BILAHA SOO SOCDA EEGA,


CADAALADA BAAFINAYSEN,BAADI DOONKED LAG RAAGAY,


BIDHANTAYO WAY IFAYSAAYO,BILAASHA LAYSKAMA FAANE,


BURUUDKII SHACABKEENU,BUURAHAASUU JEBIYAA.


4-BADHAADHAA GELAYSAANE,BISMILAYSTA DALKIINANO,


BEENTA DIIDA FARMAAJO,DUBIYO BEYLE U DHIIBAYUU,


DA’YARTEENA KU BAADHO,BIRTO QOORTA KA SAARAN,


ISAGA BAXSANAYO AFARTA BEYNA JAHOD BABKASTA KA XIDHMAY.


ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...