Wali Ma Is Weydiisay : Sababta u Sajuudno Ragco Walba Laba Sajuudood ? Maxaa u Sajuudi Weynay Halki Ragcaba Hal Sajuud ?

0
Saturday July 10, 2021 - 11:18:56 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wali Ma Is Weydiisay : Sababta u Sajuudno Ragco Walba Laba Sajuudood ? Maxaa u Sajuudi Weynay Halki Ragcaba Hal Sajuud ?

    Maxaay Tahay Sababta Ka Dambeyso Arinkaas Laba Sajuudood Ah ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaay Tahay Sababta Ka Dambeyso Arinkaas Laba Sajuudood Ah ?


Wali Ma Is Weydiisay : Sababta u Sajuudno Ragco Walba Laba Sajuudood ? Maxaa u Sajuudi Weynay Halki Ragcaba Hal Sajuud ?

-Meesha Waxaa Ku Jirto Murti Weyn :
-Qof Ayaa Su Aashan Weediiyey Cali Bin Abii Daalib (Alle Haka Raali Noqde) Maxaa u Sajuudnaa Ragco Walbo Laba Sajuudood ?.


-Maxaay Tahay Sababta Ka Dambeyso Arinkaas Laba Sajuudood Ah ?
-Cali Bin Abii Daalib (Alle Haka Raali Noqde) Wuxu Yiri:: Alle Weyne Wuxuu Dhahay :《Iyada Ayaan Idinka Abuurnay (Dhulka) Iyada Ayaana Idinku Celin Doona, Markale Iyada Idinka Soo Saari Doona 》 .

-Ragcada Kowaad Labadeeda Sajuudood Waxay u Taagan Yihiin::《Dhulkaa Idinka Abuurnay Isla Dhulka Ayaana Idinku Celin Doona》 Waa Is Xasuusin In Aan Ciida (Dhulka) Ka Nimid, oo Asiga Ku Noqon Doono.
-Ragcada Labaad::Laba Sajuudood Waxay u Taagan Yihiin 《Dhulka Idinka Soo Saarnay, Isla Dhulka Idinku Celin Doona Mar Kale 》..

-Labada Mar Ee Aan Sajuudno, Waxaan Ku Xasuusana Nolasha Iyo Geerida oo Is Daba Taagan Qof Kastana uu Hilmaamsan Yahay.
-Eebbe Mahad Iska Leh Naga Yeelay Dad Islaam Ah, Walibana Na Fahansiiyey Diinteena Suuban Ee Islaamka..
-Hadday Tahay Markii Kugu Horeysay Ee Aad Aragto Macluumadkan Saaxiibaada Gaarsii..

  Hussnie Sayid ALi


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...