Ardaygii Lagu Dhex Dilay Jaamacadda Camuud Oo Maanta La Aasayo
Ardaygii Lagu Dhex Dilay Jaamacadda Camuud Oo Maanta La Aasayo
Magaalada Borame ee gobolka Awdal waxaa manta la filayaa in lagu aaso arday ka tirsanaa Jaamacadda Camuud oo askari uu ku dhex-dilay gudaha jaamacaddaas.
Guddomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Axmed Tiimbaro ayaa la kulmay ehelada ardaygaasi, isagoo sheegay in aas weyn loo sameyn doono ardaygaas.
Guddoomiyaha ayaa dhinaca kale sheegay in dilka ardaygaasi aanay wax saameyn ah ku yeelan doonin waxbarashadii Jaamacadda Camuud iyo waliba sumcaddii magaalad Borame ay lahayd.
Loading...
Loading...