Ciidanka Booliska Somaliland Oo Jaamacad Camuud Ku Toogtay Arday Ka Dhiganayey Oo Ka Soo Jeeday Puntland

0
Tuesday July 06, 2021 - 09:40:59 in News by
  • Visits: 1584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska Somaliland Oo Jaamacad Camuud Ku Toogtay Arday Ka Dhiganayey Oo Ka Soo Jeeday Puntland

    Ciidanka Booliska Somaliland Oo Jaamacad Camuud Ku Toogtay Arday Ka Dhiganayey Oo Ka Soo Jeeday Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Jaamacad Camuud Ku Toogtay Arday Ka Dhiganayey Oo Ka Soo Jeeday Puntland

Boorama(HWN):-Ciidanka booliska ee ilaalada ka ah jaamacada Camuud ee magaalada Boorama ayaa toogasho ku dilay arday ka tirsanaa jaamaacada.




ardayga la toogtay oo dhaawac ahaan lagu soo gaadhsiiyey cusbitaalka Boorama ayaa u geeriyooday xabadii ku dhacday, maydka ardayga ayaana haatan yaala cusbitaalka guud ee xarunta gobolka Awdal.

wiilka ardayga ah oo ka soo jeeday maamulka Puntland ayaa kamid ahaa ardayda kuliyada Engineering-ka ee jaamacada Camuud isaga oo ka tirsanaa ardayda ku guda jirta sanadkii labaad ee waxbarashadooda.

Ciidamada dambi-baadhista ayaa ku howlan sidii ay u ogaan lahayeen waxa sababay toogashada.

Loading...
Loading...