Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2013 Ilaa 2014 Iyo Saamiga Maamuladu Ku Leeyihiin

0
Tuesday July 06, 2021 - 09:32:21 in News by
  • Visits: 1080
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2013 Ilaa 2014 Iyo Saamiga Maamuladu Ku Leeyihiin

    Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2013 Ilaa 2014 Iyo Saamiga Maamuladu Ku Leeyihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2013 Ilaa 2014 Iyo Saamiga Maamuladu Ku Leeyihiin


Golaha Wakiilladda shacabka ayaa kal-fadhigoodii 4aad ee aan caadiga ahayn , waxa ay ku ansixiyeen hindise miisaaniyadeedka ay golaha wasiirradu usoo gudbiyeen bishii hore ,taas oo dhammmayd 561.67 Bilyan oo Birr.

Guddiga Joogtada ah ee Miisaaniyadda iyo Maaliyadda ee Baarlamaanka ayaa sharaxaad faahfaahsan ka bixiyay miisaaniyadda loo qoondeeyay sanad miisaaniyadeedka socda ee Itoobiya.

Guud ahaan miisaaniyada la soo bandhigay ayaa waxa loo kala qoodeeyay sida tan ,162 bilyan oo Birr ayaa loo qoondeeyay kharashaadka dowlada,183.5 bilyan ayaa iyadana oo loo qoondeeyay kharashaadka caasimada , halka 203.95 bilyan oo Birr-na loogu tala galay miisaaniyada dowlada-deegaannada iyo 12 bilyan oo Birr oo iyana loo qoondeeyay hirgelinta mashaariicda horumarineed.



Miisaniyada La Ansixiyay Maanta iyo saamiga maamulada Itoobiya

1.Oromiya 69bilyan

2.Ahmara 43bilyan

3.Dhabuub 32bilyan

4.Soomali 20bilyan

5.Tigree 12bilyan

6.Sidaama 8bilyan

7.Canfar 6bilyan

8. Bishangul 3.6bilyan

9.Adis-ababa 3.3bilyan

10. Ganbeela 2.6bilyan

11.Diredawa 1.7bilyan

12. Harar 1.5bilyan





Loading...
Loading...