Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabis Cusub Sameeyey

0
Sunday May 12, 2019 - 16:32:24 in News by
  • Visits: 2244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabis Cusub Sameeyey

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabis Cusub Sameeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabis Cusub Sameeyey


Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Afhayeenka Dowladda Puntland.


Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Related image


Madaxweynaha Dowladda Puntland.


Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland


Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibraddiisa
shaqo


Waxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani) loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland


2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.


-DHAMMAAD-

Loading...
Loading...