Koomishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo Warbixin ka soo saaray Gabdho Berbera ku Xidhan

0
Monday July 05, 2021 - 15:51:18 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koomishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo Warbixin ka soo saaray Gabdho Berbera ku Xidhan

    Koomishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo Warbixin ka soo saaray Gabdho Berbera ku Xidhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Koomishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo Warbixin ka soo saaray Gabdho Berbera ku Xidhan



Hargeisa(HWN):-Koomiishanka xuquuqal insaanka Somaliland, ayaa ku baaqay in si dhakhso ah loo soo gaba gabeeyo Dacwada 8 hablood oo Berbera ugu xidhan inay calanka Soomaaliya ku labisteen.



Xubnaha koomiishanka oo Gabdhaha oo laga soo xidhay Laascaanood xog-waraysi kula yeeshay Xabsiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan kulaylka Berbera oo sarreeya.

Koomiishanka ayaa sidoo kale sheegay in Hablaha qaar ka mid ahi ku jiraan Dugsiyo isla markaana sanad dugsiyeedkii bilaabmay.


Loading...
Loading...