Arts & Culture Movement In Somaliland Against Government

0
Monday July 05, 2021 - 09:09:50 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arts & Culture Movement In Somaliland Against Government

    Arts & Culture Movement In Somaliland Against Government

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arts & Culture Movement In Somaliland Against Government
Waxaa muddo dheer reer Somaliland ka qaylinayeen oo dhabarka kaga jabeen KALA qaybsanaan iyo qoloqolo aan macne cidna ugu fadhi yin ee in yari ku boobto dhaqaalaha YAR ee wadanka. Wadanka Somaliland ee isku magacaabay inuu dib ula soo noqday wadankiisii UU Somaliland ee ku darsaday wadankii la odhan jirtay Somalia isla markaa ay samaysantay wixii la odhan jirtay SOMALI REPUBLIC. KA dib Xukuumaddii keligii taliskii Moxamed Siyaad Barre ay xoog ku soo maamushay Wadankii Somali Republic oo ay magac cusub ula baxday oo AHAA TAWRADDA BARAKAYSAN. I NTAA HALKAA II DHIG.



TAWRADDA BARAKAYSAN KHAYR BADAN IYO SHAR BADAN BA WEY U LAHAYD WADANKA. SHARKEEDII WELI WUU SOCDAA OO KA SHEEKAYNMAYNO LAAKIIN KHAYRKEEDII MAXAA KA MID AHAA OO MAANTA KOONFUR IYO WOQOOYIBA LAGA LA YEY.


1- Wadanka Culture kiisa iyo ARTS KIISA cirkay geysay oo guulo badan Bay ka soo hoysay addunweynaha oo somaalida bartay taasoo ilbaxnimo iyo dhaqaalaha kobcisay adduunkiina inagu soo xirtay.


Afrika, Asia iyo reer galbeed ka a ARTS and Culture ka soomalidu wuu tegay hadduu ciyaaro yey hadduu Suugaanyey iyo hadduu Crafts yeyba. ARINKANI haddaa wareysataan abwaaniinta Somalida ee imika nool macluumaad badan Bay idiinka siin waana lasoo noolayn karaa siduu YUSUF SHAACIR SHEEGAYBA.


Burburkii somaalida ka Dib waxaa baabaay ARTS and CULTURE KII, JAAMACADAA HADDA JIRAA WAA BIYO COL DHAANSHAY, WAX ARTS AND CULTURE AH OO KA JIRAA MAJIRO. XUKUUMADDAA SOMALILAND SHAQADOODU WAXAY NOQOTAY INAY AASAAN ARTS IYO CULTURE KII REER SOMALILAND OO AY KU BEDELAAN OROMO DAWARSANAYSAY HABEENKIINA KHARAAFAYSA. WADANKA DHAQANKIISII WUXUU NOQDAY JINI JINI SAARAN IYO XUKUUMADO LUMIYEY DHAQANKII IYO CULTURE KII WADANKA KUNA BEDELAY BAAQ IYO REER HEBEL IYO BOOB KU HOOS JIRA.


ARTS IYO CULTURE KU WUXUU SOO SAARAA KARTIDA GOBOLADA IYO SHAKHSIYAADKA DADKA DHEER WAX AH CIYAAR, SUUGAAN, FAN, LAAKIIN WAA LA DABOOLAY ARINTAA WAXAANA UMMADDII KA BAABAAYA OO SII DABA YAR ISJACAYLKII AFKOODA HOOYO AY KU WADA HADLI JIREEN


IMIKA SOMALIA AYAA BILAWDAY INAY DIB U SOO NOOLAYSO ART'S KII IYO CULTURE KII. SHALAY WAXAANA DHEGEYSAY YUSUF SHAACIR OO COMMISSION UU KA MIDYEY LOOSOO MAGACAABAY, WUU KU SAXSANYEY INUU ARINTAA QAYB LIBAAX KA QAATO OO SOO NOOLEEYO ARTS AND CULTURE KA SOMALILAND SOMALIA NA HAWL AY LA WADAAGAAN ISAGIYO ABWAANO IYO FANAANIIN IYO AFSOMAALI NOOLAYNTA.




M BASHE
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...