Xildhibaan Iska Casilay Golaha Guurtida Somaliland

0
Monday July 05, 2021 - 08:53:01 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Iska Casilay Golaha Guurtida Somaliland

    Hargeisa(HWN):-Golaha Guurtidda Somaliland ayaa cod ay qaaddeen waxay ku aqbaleen Iscasillaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(HWN):-Golaha Guurtidda Somaliland ayaa cod ay qaaddeen waxay ku aqbaleen Iscasillaad


Hargeisa(HWN):-Golaha Guurtidda Somaliland ayaa cod ay qaaddeen waxay ku aqbaleen Iscasillaad uu golaha u soo gudbiyay Xildhibaan Cabdirashiid Xaashi Cabdi, kadib markii uu dalbaday inuu iska Casillaayo Xubinnimaddii golaha Guurtidda.



Xildhibaan Cabdirashiid Xaashi Cabdi ayaa golaha guurtidda ku soo biiray dhawaan, kadib markii uu buuxiyay booskii Alle ha u naxariistee Xildhibaan Ahmed Xaashi Cabdi oo geeriyoodday.

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha guurtidda Siciid Jaamac Cali oo Xildhibaannada ka dalbaday inay Iscasillaada Xildhibaan Cabdirashiid cod u qaaddaan, ayaa waxa ogollaaday 44 Xildhibaan, waxaanna diiday hal Xildhibaan, halka uu ka aamusay hal Xildhibaan, guddoonkunna aannu codayn, waxaanna siddaas ku meel-martay Iscasillaadii Xildhibaan Cabdirashiid Xaashi Cabdi.

Loading...
Loading...