Fikirka qofka iyo falanqaynta bulshada...W/Q Cabdirisaaq Jaylaani

0
Sunday July 04, 2021 - 19:14:53 in Articles by
  • Visits: 1053
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fikirka qofka iyo falanqaynta bulshada...W/Q Cabdirisaaq Jaylaani

    Fikirka qofka iyo falanqaynta bulshada...W/Q Cabdirisaaq Jaylaani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fikirka qofka iyo falanqaynta bulshada...W/Q Cabdirisaaq Jaylaani
May be an image of 1 person, sitting, suit and wrist watch



Shalay uunbay ahayd kolkaan qoraal kooban ku qeexay hubqaadka iyo labiska gaarkaa ee moyer Mooge, ujeedkayga iyo macnaha qoraalkayguna wuxuu salka ku hayay hantida guudkiisa ka muuqatay maayarka oo ka muqaal duwanayd hantida iyo haynta kuwa illaahay masuulka uga dhigay, sidoo kalana ka fog aragtida iyo hab dhaqanka kuwa isbadalka ku baaqa.

Waxaan xisaabinaayay may ahayn aduunka uu gaarka uleeyay mooga yare, ee waxaan uga digaayay inaanu noqon mid ka muqaal iyo muuqba sareeya bulshada hayn yaraanta iyo hagarasho la,aantu isu raacday, waxaan u tilmaamaayay in kuwii is badalka keenay isaga hortii, tariikhduna sumada gaarkaa siisay ay ku mutaysteen inay la waayo ahaayeen waaya qabayaasha ay wehelka uyihiin.

Waxaan markale maayarka ku leeyay kacdoonkasta iyo isbadal kasta oo hogaamiye dhiirani galo, waxaa hirgaliyaa waa kolkuu la duruufyahay kuwa uu badalaayo. Abdikarim Ahmed Mooge
waan kugu hanbalyaynayaa inaad talaabooyin wanaagsan qaaday waxaa kale oo aanu kugu dhiiri galinaynaa inaad jidkaa wanaagsan hayso Waxaan kaaga digayaa in ay qaar bulshadaad hogaamiyaha u tahay kamidi ku baraaan dhaqanada guulwadaynta ah, waayo dadkeenu ayagaa mararka qaarkood dariiqa ka duwa masuulka jidka toosan ku taagan.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...