War Deg Deg Ah:-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Iscasilay

0
Sunday July 04, 2021 - 14:27:53 in News by
  • Visits: 3086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Iscasilay

    War Deg Deg Ah:-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Iscasilay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Iscasilay

Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Cusub Oo Lagu Magacaabo Cabdirashiid Xaashi Cabdi, Oo Dhawaan Maxkamadda Sare Ay Dhaarisay, Ayaa Maanta Warqadiisi Is Casilaada Golaha Guurtida U Gudbiyay Shir-gudoonka Golahaasi, Waxan Mudanayaashu Ay Ku Cod Gacantaaga Ku Aqbaleen Iscasikaada Mudanahaasi.


Xildhibaankan Ayaa sheegay in uu xilkan u banneeyay sababo isaga u gaar ah.
May be an image of 5 people

Loading...
Loading...