Xogaa Jira Aan La Baahin

0
Sunday July 04, 2021 - 10:49:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xogaa Jira Aan La Baahin

    W/Q: Yuusuf Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Yuusuf Biixi


Mudantaas Yar iyo Qoyskeeda Amnigeedu Khataro badan Awgeed Qaranku Saaranyahay



Warbaahintu Way ku Mahadsan yihiin Inay Warbixino iyo warar inala wadaagaan balse waxaa jira Xogo ama warar aan la baahin


Mudantan yar iyo hooyadeed waxay guteen waajibaad qaran oo saarnaa,ilaahayna ha ka jasa,i siiyo, balse waajibkaas iyo masuuliyada ay qaadeen maaha inay dhib u keento qoyskan


Waxaana suuragal ah inay nafahooda galaafato baahintani sababtò ah waxay warbaahintu inala wadaagaysaa inay fashiliyeen silsilad dheer oo ilaa 100 qof isku xidhan dhamaana dibada ayay joogaan intii kale oo rag u badan, waana dad ku mamay dhiiga bini,aadamka


Maragyada noocana mararka qaar ayaan maxkamada qudheeda loogu soo bandhigin fadhiyo furan oo maxkamada cadaymaha lagula wadaagaa fadhiyo xidhan. iskabadaa in warbaahinta magaca qofka iyo suuradiisa lagu soo bandhigee khatro jira awgeed.


Sidaas darteed waxaan soo jeedinayaa laba qodob oo aan kala odhanayo mid warbaahinta ah iyo mid ciidanka nabadgalayada aan leeyahay waana sidtan.


1. Warbaahinta waxaan odhanlahaa xogkasta lama baahiyo ee waxaa la eega waxa ka dhalanaya baahintaada khasaare iyo faa,iido


2. Ciidanka booliska qaranka waxaan usoo jeedinayaa si kumeel gaadha in amniga qoyskan la sugo ama la ilaaliyo ilaa xaqiiqada dhabta ah laga gungaadhayo, isla markaana ay warbaahinaha ku wargaliyaan kiisaska xasaasoga ah inaan bulshada toos loola wadaagin inay ku toobabaraan.


W/Q: Yuusuf Biixi

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...