Dowladda Soomaaliya oo Xil u Magacowday Abwaan Yuusuf Shaacir

0
Sunday July 04, 2021 - 09:44:03 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2960
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo Xil u Magacowday Abwaan Yuusuf Shaacir

    Dowladda Soomaaliya oo Xil u Magacowday Abwaan Yuusuf Shaacir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya oo Xil u Magacowday Abwaan Yuusuf Shaacir



Muqdisho(HWN):-Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda fedaralka ee Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji, ayaa magacabay guddigga ku meel gaadhka ah ee hurumarinta Afka Soomaaliga.
Abwaan Yuusuf Shaacir | Somalidiasporanews.com


Guddigan oo ka kooban 27 xubnood, ayaa waxaa gudoomiye u noqon doona Cabdulqaadir Nuur Xuseen.

Sidoo kale, guddigan hurumarinta Afka Soomaaliga ee uu magacabay Wasiirka Waxbarashadda, ee Soomaaliya, ayaa waxaa ku jira Abwaan Yuusuf Shaacir oo ka mid ah abwaanada ka soo jeeda Somaliland.

Sida ku xusan qoraal ay soo saartay wasaaradda waxbarshada Soomaaliya guddiga, ayaa wax ka qaban doona dhibaatooyinka haysta Afka Soomaaliga iyo hurumarinta Akadeemiyadd Goboleedka Af-Soomaaliga.




Loading...
Loading...