Guddoomiyaha Guurtidda Oo Ka Hadlay Wararka Ku Saabsan Iscasillaadiisa

0
Sunday July 04, 2021 - 09:35:12 in News by A. Asbaro
  • Visits: 989
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Guurtidda Oo Ka Hadlay Wararka Ku Saabsan Iscasillaadiisa

    Guddoomiyaha Guurtidda Oo Ka Hadlay Wararka Ku Saabsan Iscasillaadiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Guurtidda Oo Ka Hadlay Wararka Ku Saabsan Iscasillaadiisa


Hargeisa(HWN):-Guddoomiyaha golaha guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay warar maalmihii u danbeeyay Warbaahintu sheegaysay oo ahaa innuu xilka iska casillaayo, kadib markii ay la soo deristay Xaaladdo Caafimaad awgeed.
Daawo: Saleebaan Maxamuud Aadan Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Fasax labaatan Casho ah ugu daray Golaha Guurtida. | ToggaHerer


Guddoomiyaha Guurtiddu waxa uu sheegay in haddii Xilkaas iska casillaayo uu u sheegi lahaa golihii doortay ee guurtidda, waxaannu inaanu golahana waxba la wadaagin

"Golahani isagaa i doortay, cid kale oo i dooratay ma jirto, dadweyne ima dooran, madaxweyne ima dooran, cid kale oo i dooratayna ma jirto, haddii aad warkaas raadinaysaan oo aan bixinnaayo marka hore golahaan u sheegi lahaa."

Loading...
Loading...