Wiil Soomaaliyeed oo lagu la'yahay dalka Koonfur Afrika

0
Sunday July 04, 2021 - 09:34:55 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 926
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil Soomaaliyeed oo lagu la'yahay dalka Koonfur Afrika

    Mid kamid ah Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in markii cid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamid ah Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in markii cid





Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Cabdullaahi Bootaan Saruurow ayaa kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Acrika, waxaana muddo Saddex Cisho ah lagu la’yahay Nolol ama Geeri.


Mid kamid ah Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in markii cid war ugu dambeeysay uu Cabdullaahi, isaga oo Gaari Alaab ku wada uu ka baxay halka uu deganaa ee Brits oo ka tirsan Gobalka North West, isaga oo kusii jeeday Thabazimbi oo (146,4 km) u jirta Brits.


Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa haatan dadaal u galay sidii lagu heli lahaa Muwaadinka Soomaaliyeed ee la la’yahay, iyaga oo ku wargeliyay Saldhigyada Booliska Magaalooyinka dalkaasi Koonfur Afrika.

Loading...
Loading...