Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Dhaawacyo Ugaystay Mid Kamid Ah Dhalinyarada Boorama

0
Saturday July 03, 2021 - 15:58:38 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Dhaawacyo Ugaystay Mid Kamid Ah Dhalinyarada Boorama

    Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Dhaawacyo Ugaystay Mid Kamid Ah Dhalinyarada Boorama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Dhaawacyo Ugaystay Mid Kamid Ah Dhalinyarada Boorama

Hargaysa (HWN) Dr Cabdirisaaq Gorayo Oo Ka Hawl Gala Magaaladda Boorama ayaa Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed Ku Eedeeyay In Dhalinyaro Uu U soo Diray Oo Nabaro Gaadhsiisay Uu Ku Hayo Gurigiisa Magaaladda Hargeysa.


Waxa Uu Xukuumadda Ugu baaqay In Sharciga Loo horkeeno Wasiirka kula kacay falka guracan.



Dhinaca Kale Mid Ka Mid ah Wax garadka Magaaladda Boorama Oo Uu walaalkii Ku Jiray Dhalinyaradii Weerarka Ku soo Qaaday, ayaa Ku eedeeyay Axmed Muumin Seed In uu Horseeday fal Guracan.


Ilaa hada kamay hadal dhacdadan xukuumada Somaliland iyo Wasiirka eeda loo jeediyayba.


Falkan ayaa noqonaya fal foolxumo ku keeni kara Xukuumada Muuse Biixi ee uu ka tirsayahay Wasiir Seed.

Loading...
Loading...