Qodobo xaasasiya iyo Xaalka Ethiopia

0
Saturday July 03, 2021 - 12:30:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1024
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Qodobo xaasasiya iyo Xaalka Ethiopia

    W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q Mohamed Aden Hassan.

Xaalka Ethiopia aad bu u qasan yahay dalka ugu wayn geeska Africa e aan xudud la lenahay Somaliland ahaan.



Hadaba sida aynu ogayn marka kaliya ayu xaalku is badalay oo ciidamadi huwanta ahaa e Eritrea iyo Ethiopia ay soo baneyeen gobolka tigray isla markana ay dib u qabsatay jabhada TDF(Tigray Defense Force) Ex TPLF waxana ka saaciday Qodobadan o guushoda soo dada jiyay:


1. Cadaadis diplomaciyaded o kaga imanayay Aqal ka cad (White house Usa) iyo wasarada arimaha dabada , xogyaha arimaha debada maraykanka Antony J. Blinken ayaa cadaadiska abihii ahaa waxa u na caadis saaray abiy iyo xataa laamaha amniga iyo shakhsiyaad si toos ah loo bar tilmaam sadey sido kale midawga reer Europe ayaa iyana sameyay xanibaado dhaqaale arintaas ayaa tplf ka dhigtay mid fursado badan hesha.


2. TPLF o dib isu habaysay maamul ahaan iyo nidaam ahaan o xataa badashay magaci o hadda la baxayday loona yaqaan TDF( Tigray defense Force ) waxay badaleen hab maamulki waxayna hawlo badan hoos u daadijiyeen taas o bud dhig u ahayd guusha ay manta kula waregen gobolka tigray.


3. Waxay heleen kaalmo caalimiya o isugu jirta dhaqaale iyo saanad ciidan o waxa laga garanaya ba car cartooda in dhabarka laga soo taabtay si toos ah maadama abiy u jen jeedhsaday dhinaca bariga (China iyo Russia) qodob kaasani aad bu u caawiyay kooxdan.


Maxaa dhici kar?

Horta waxa is huran kooxda TDF EX TPLF iyo amxarada o kolayba dagaalba ka qarxaya laba sababod ba awgoow:


1. Amxarada iyo Tigray waxa ay isku hayeen o ku murmi jireen degan dhuled aad u muhiima marka u dagaalku qarxana amxarada aya dhul balaadhsi samesay isla markaana qabsatay degaano badan o tigray ah sidaa daraded tigraygu waxa ugu wayn ay hadda ku tokhayaan waa soo cesashada degaankaas aad ka muhiimka u ah waana qodob bud dhig u ah dagaalka amxarada iyo tplf.


2. Cadawad layaab leh o ka dhaxaysay Tigray iyo amxaro marki horeba iyo isu ciil cunid iyo is doonis ka dhaxaysay labadaas maamul ayaa ah isna qodob xaasasiya o soo dada jin kara dagaalka amarada iyo tigray.


Maxaa iman kara Mustaqbalka Dalka ethiopia?


Dhacdoyinka iman kara waxa ka mida qodobadan hoose:


1. In Ethiopia dagaal qoomi ah ka dhaco isla markaana ay dawlada dhaxe e faderal ka ay daciifto.


2. In tigray sameyan shirar is daba jooga o ay kaga tashanayaan ayahooda masiiraga ah isla markaana ay ku dhawaaqi doonan dawlad madax banana.


3. In oromia ay samayso aayo ka talin hor leh isla markaana ay ku dhawaqaan dawlad madax banan o ah dal gaara.


Ugu danbayn aynu la socono xaaladaha soo kordha.


Mahadsanidiin Dhamantiin

TWITTER: H.E Mohamed Aden Hassan Email:[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...