Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Waa In Fadhi Walba La Dhaariyaa.

0
Saturday July 03, 2021 - 11:24:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 954
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Waa In Fadhi Walba La Dhaariyaa.

    W/Q: Mohamed Bashe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Mohamed Bashe
Waxay u usoo joognay tobankii sano ee u dambaysay in ay Xukuumadu faragelinta ka daynweyday golaha Sharci dejinta Somaliland si ay kolba uga dhex fushato waxay shakhsi UU rabo, imikana kana Madaxweyne Muse BIIXI wuxuu si cad isula soo hortaagay ummadda inuu yidhaa Gudoomiyaha Baarlamaanka rabitaankayga ayaan dhisayaa ee Distoorka Somaliland dhisimaayo aan,waa war cad.


Si FARAGELINTA QAAWAN OO AH TII UU MADAXWEYNE SIILAANYO KU XANUUNSADAY AYUU MUSE BIIXI KU SOCDAA MARKAA WAXA LAGAMA MAARMAAN AH IN FARAGILINTA ALLAH LA SOO GELIYO BAARLAMAANKA OO FADHI WALBA BAARLAMAANKA CUSUB LA DHAARIYO SI QALBIGOODA AAN LOO IIBSAN OO DHAARTAA CUSUBI WAX TARI DOONTO MADAXTOOYADUNA WAXAA AY INAGU NOQOTAY NINKII WAALLAA EE REERKIISA GUBAYEY EE LA YIDHI KA QABTA REERKA NINKA WAALAN OO NINKII WAALLAANA LEEYAHAY ' HADDUU NINKA WAALANI REERKA LEEYAHAY MAXAA LAGA YEELAYAAN TAASAA SOMALILAND KA TAAGAN. Xukuumaddeenii wadankii afrog iyo boob iyo keli talisnimo iyo wixii dawladiiyoo dhami ku burbureen ayey HORUUMAR INOOGA DHIGAYSAA.



Seddex ARIMOOD illaa Somaliland xukuumadaheeda laga hello, ta joogta iyo kuwa soo SOCDAA MEEL GAADHI MAYSO.


1- WAA in Distoorku la furaa oo awooddan sharciga ka saraysa ee la siiyey MADAXWEYNAHA waa in la bedelaa oo Madaxweynuhu sida Xaakimka Maxkamadda sare iyo Gudoomiyayaasha Baarlamaanada UU shaqada xukuumadaa uun ka masuulyey oo Joojiya campaign baan u geleyaa cidda Gudoomiyayaasha noqonaysa waa I ay ka madaxbanaadaan.


2- WAA in kordhin Madaxweyne aanay ka badan lix bilood oo technical ah marka lixdaasi dhammaadaan waa lix bilood oo Madaxweyne ku xigeen ku care-taker ku haystaa DOORASHO ku dhacday.


3- WAA in Caaliddaa madaxweynayaasha laga Mamnuucaa in hay adaa dhaqaalaha dalku kasoo baxo in gacanta loo geliyo.


4 - WAA in xukuumada kasta aanay ku shaqayn DOOKH YAA CARASKA MADAXWEYNAHA AY UMMADDOO DHAMI KA MUUQATAA OO SHAR LA DEJIYEY SIDAA DHIGAYAA OO SHEEKO CIYAALA SUUQNIMADAN AH WAA MARKAYAGII AY DEMBI QARAN NOQOTAA, HADDII KALE JAANTAA ROGANTAA WADA HALKAA AY KA BIYO CABTO, XAMAR UUN BAY U AROORI HUBAAL.


W/Q: Mohamed Bashe

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...