Boqor Buurmadow Muxuu Ka Yidhi Iscasilaada Gudoomiye Saleebaan Iyo In Wasiir Maxamed Kaahin Laga Dhigayo Badalkiisa?

0
Saturday July 03, 2021 - 10:24:47 in News by
  • Visits: 3317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Boqor Buurmadow Muxuu Ka Yidhi Iscasilaada Gudoomiye Saleebaan Iyo In Wasiir Maxamed Kaahin Laga Dhigayo Badalkiisa?

    Boqor Buurmadow Muxuu Ka Yidhi Iscasilaada Gudoomiye Saleebaan Iyo In Wasiir Maxamed Kaahin Laga Dhigayo Badalkiisa?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor Buurmadow Muxuu Ka Yidhi Iscasilaada Gudoomiye Saleebaan Iyo In Wasiir Maxamed Kaahin Laga Dhigayo Badalkiisa?


Hargeysa(HWN):-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay iscasilaada gudoomiyaha golaha guurtida iyo badalkiisa loo diyaarinayo inuu noqdo wasiir Maxamed Kaahin Axmed.

Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Sii Daynta Doolaal


boqor Buurmadow ayaa war uu soo saaray u dhignaa sidan"Aragtidayda iscasilaada gudoomiye saleebaan: Waxa Qoray Boqor Buurmadow maxamuud aadan iyo mala awaalka sheegaya In kursigaas uu qabanayo maxamed kaahin Waa hubaal in gudoomiye saleebaan Banaynayo kursiga gudoomiyaha iyo xubinimadaba hadaba Wasiir maxamed kaahin mayahay nin usocda Kursigaas aniga aragtidayda maxamed kaahin Uma socdo kursiga guurtida Wuuna garankarayaa inay arintaasi tahay Masaafurin siyaasadeed sababahan awgood .


1..golaha guurtida wakhtigiisi waa gebagebo

2 golaha gebigiisaba wuu kuyar yahay Dad xul ah oomajooratigoodu waxay kuyimaadeen. Dhaxal

3 maxamed kaahin ogaalkay uma diyaar ah Inuu cidleeyo damaca uukaleeyahay xisbiga Kulmiye iyo hogaanka dalka

Hadaba waan hubaa sheekadani inaanay ka iman wasiir kaahin Waxaan aaminsanahay inay buunbuuniyeen Debed joog siyaasadeed. Oo rajaynaya

Hadiiba kaahin baneeyo inay qub kuyeelandoon jagada wasiirnimo ama xisbiga Waxaa kale oo dhicikarta inay tahay yoolbaadh Kayimi madaxtooyada oo kuladhiiran wayday Mr kaahin jeclaanlahayd hadii maxamed uriyaaqo arin u eg meel aan rabay roob maygu eryey Waana masaafuris siyaasadeed oo ay madaxtooyadu uurka karabto afkana soomarila Anigu waxaan leeyahay qudhaanjo kuquuso Wasiirku halkaa umasocdo Aniga rayigayga waxayba ilatahay odayga warsangeli ee ku xigeenka ah aynu ku xurmaynu maadaama beelaha warsangeli Kamaqanyihiin baarlamankii ladoortay

… Allaa mahadle


Loading...
Loading...