War Deg Deg Ah:-Gudoomiye Saleebaan Oo Hadlay Inay Jirto Warqad Iscasilaad Ah Oo Uu Xilka Kaga Tagayo

0
Saturday July 03, 2021 - 10:18:10 in News by
  • Visits: 1677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Gudoomiye Saleebaan Oo Hadlay Inay Jirto Warqad Iscasilaad Ah Oo Uu Xilka Kaga Tagayo

    War Deg Deg Ah:-Gudoomiye Saleebaan Oo Hadlay Inay Jirto Warqad Iscasilaad Ah Oo Uu Xilka Kaga Tagayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Gudoomiye Saleebaan Oo Hadlay Inay Jirto Warqad Iscasilaad Ah Oo Uu Xilka Kaga Tagayo

.
Hargeysa(HWN):-Guddoomiyaha Golaha guurtida Somaliland Salebaan Maxamuud Aadan ayaa beeniyey inuu warqad is casilaad ah uu u gudbiyey Madaxweyne Biixi,waxaanu sheegay in haddii uu jagadaa bannayno uu u sheegayo Golaha u doortay Guddoomiyenimada Golaha Guurtida.
May be an image of 1 person



gudoomiye Saleebaan ayaa waxa uu yidhi "Golahani isaga ayaa i doortay,Madaxweyne ima doorran Dawladdi ima doorran,cid kale uma doorran,haddii aan warkaa aad raadinaysaan bixinayo Golaha ayaan u sheegayaa "ayuu yidhi Guddoomiye Saleebaan
Loading...
Loading...