Safaaradda Soomaaliya Ee Kenya Oo Si Rasmi Ah Dib Loogu Furay

0
Saturday July 03, 2021 - 09:38:39 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 804
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safaaradda Soomaaliya Ee Kenya Oo Si Rasmi Ah Dib Loogu Furay

    Safaaradda Soomaaliya Ee Kenya Oo Si Rasmi Ah Dib Loogu Furay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safaaradda Soomaaliya Ee Kenya Oo Si Rasmi Ah Dib Loogu Furay

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah dib ugu furtay safaaradeedii dalka Kenya kaddib muddo lix bilod ah oo ay u xirnayd khilaafkii diblomaasiyadeed ee kala dhaxeeyay dowladda Kenya.




Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo sheegay in safaaraddu ay dib u bilowday adeegyadii ay bulshada u haysay ayaa sidoo kale sheegay wadamada Soomaaliya iyo Kenya ay yihiin laba waddan oo uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireen ah oo aanan si fudud u kala go’i karin.


Loading...
Loading...