Komishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Ka Hadlay Gabdho Lagu Xidhay Boorama

0
Friday July 02, 2021 - 16:37:24 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Komishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Ka Hadlay Gabdho Lagu Xidhay Boorama

    Komishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Ka Hadlay Gabdho Lagu Xidhay Boorama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Ka Hadlay Gabdho Lagu Xidhay Boorama


Hargeisa(HWN):-Komishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland, ayaa walaac ka muujiyay Xaaladda 35 Hablood, oo loo xidhay Calanka Soomaaliya qaateen.


Gabdhahan oo magaaladda Boorama laga soo xidhay 26 Juun, iyagoo sita Calanka Soomaaliya, waxaannay Komishanku sheegeen inaan wali Gabdhahaas Maxkamadda la keenin, isla markaanna ay ku Xidhan yihiin Qolal cidhiidhi ah.


Loading...
Loading...