Fanaanka Nuur Daalacay Oo Ka Hadlay Kaalintii Xaaji Cabdiwaraabe Ugu Jiray Bulshada.

0
Sunday May 12, 2019 - 14:18:30 in News by
  • Visits: 1559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanka Nuur Daalacay Oo Ka Hadlay Kaalintii Xaaji Cabdiwaraabe Ugu Jiray Bulshada.

    Fanaanka Nuur Daalacay Oo Ka Hadlay Kaalintii Xaaji Cabdiwaraabe Ugu Jiray Bulshada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanka Nuur Daalacay Oo Ka Hadlay Kaalintii Xaaji Cabdiwaraabe Ugu Jiray Bulshada.


London(HWN):-Fanaanka caanka ee Nuur Jaamac Aadan(Nuur Daalacay) ayaa ka hadlay geerida ku timid alle haw naxariistee Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf(Cabdi Waraabe).


Fanaanka Nuur Daalacay oo Hadhwanaagnews soo gaadhsiiyey dhambaal uu kaga hadlayo geerida alle haw naxariistee Xildhibaan Xaaji Cabdi Waraabe ayaa sheegay inuu ahaa tiir adag oo ku calaamadsan nabada iyo wanaaga bulshada dhexdeeda oo ka baxay guud ahaan dadka afka soomaaliga ku hadla.

Image result for nuur daalacay


Fanaanka Nuur Daalacay ayaa dhambaalkiisa ku yidhi "Marka Hore waxaan dhambaal tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaa ehelkii, qaraabadii iyo guud ahaanba shacabka Somaliland ee uu ka baxay marxuun Xaaji Cabdikariim Xuseen Cabdiwaraabe.


Xaajigu waxa uu caalamad u ahaa nabada,wanaaga iyo isku soo dhawaynta bulshada, waxaanu taariikh mugweyn o oculus kaga tagay shacabka somaliland oo loo baahan yahay inay wax ka bartaan isla markaana noqdaan kuwo hirgeliyo taladii wanaagsanayd ee lagu yaqaanay.”



Hadhwanaagnews.com/London 
UK
Loading...
Loading...