War Degdeg Ah: Gabadh Yar Oo La Xaday Oo Laga Helay Hargaysa

0
Thursday July 01, 2021 - 15:22:35 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Gabadh Yar Oo La Xaday Oo Laga Helay Hargaysa

    War Degdeg Ah: Gabadh Yar Oo La Xaday Oo Laga Helay Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Degdeg Ah: Gabadh Yar Oo La Xaday Oo Laga Helay Hargaysa

Hargaysa (HWN) Xaafada state houska ee Magaalada Hargeisa ayaa laga helay gabadh yar oo laga xaday todobaadkan gurigoogda oo ku yaala magaalada Hargaysa.




Waxaana hada lagu hayaa gabadhii yarayd xarunta ciidanka C.I.D Somaliland


Gabadha yar ayaa la helay iyada oo uu haysto nin u dhashay Koonfurta Somalia sida uu sheegay Gabadha yar abtigeed, waxaana dhacdadan baadhisteeda gacanta ku haya ciidamada dambi baadhista Somaliland.


Warkan oo muuqaala goordhaw kala soco wararkayaga dambe.

Loading...
Loading...