Qurba Joogta Muuse Dheriyo Waxay Tacsi Ka Dirayaan Geeridii Xaajicabdi Waraabe

0
Sunday May 12, 2019 - 09:30:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1084
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qurba Joogta Muuse Dheriyo Waxay Tacsi Ka Dirayaan Geeridii Xaajicabdi Waraabe

    T A C S I

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

T A C S I
Qurba joogta iyo odayaasha beesha Muuse dheriyo waxay tacsi u dirayaan qoyska iyo ehelada iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee maanta uu ka baxay Almarxuun Xaaji cabdi waraabe oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka waxanu Ilaahay uga baryaynaa inuu ugu deeqo naxariistiisa


Xaajigu wuxu tiir weyn u ahaa dhaqanka Somaliland iyo beelaha iyo nabad gelyada waxa kale oo uu ahaa Qaamuus loogu irkado taariikhda iyo tarkiibta beelaha Somaliland waxa kale oo uu u ahaa macalim jiilasha dambe waxa aan la ilaawi doonin doorkii uu ku lahaa nabad gelyada Somaliland iyo dib u soo celinta kalsoonida bulshada iyo dowladnimada
Ilaahay janadii Fardoos ha ka waraabiyo

Suldaanka Guud Maxamed suldaan Cabdi
Gudoomiye Pro. Zakariye Maall Osmaan
Xubin Mustafa Ismaaciil Dhinbiil
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...